Somalia: Hal Qof Oo Ku Dhintay Qarax Miino

Date:

Hal qof ayaa ku dhintay Qarax miino oo ka dhacay xalay Waddada isku xirta magaalada Beledweyne iyo Garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif.

Qofka Qaraxa ku dhintay ayaa la sheegay in uu ahaa ruux halkaa ku aasayay miinada sida ay warbaahinta u sheegeen saraakiisha Amniga gobolka.

Goobta uu Qaraxa ka dhacay waxaa gaaray guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan iyo saraakiisha ciidamada dowladda.

Garoonka diyaaradaha oo dhinaca Waqooyi uga beegan magaalada Beledweyne ayaa lagu waramayaa in miinada Qaraxday la doonayay in lagu Aaso Waddada ay isticmaalaan dadka rayidka ah Garoonka ka dhoofa.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...