Deg Deg: Wefti Culus Oo U Hor Kacayo Madaxweyne Muuse Biixi Oo Maanta Safar Ku Sii Jeeda Dhanka Iyo Degmada Tuka-Raq
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi Iyo Wefti Balaadhan Oo U Hoggaminayo aya wax aay Maanta Socdaal Dheer Ku Gali Doonan Deeganada Colaado ka Taagantahay Wakhti Xaadirkan
Iyada Oo U Socdaalkiisan Sida loo soo Xaqiijiyey Bahda Warbaahinta Wargane Aanu Ku Nasan Doonan Gobalada Saaxil Iyo Togdheer Oo U Socdaal Ku Sii Dhaafi Doona Ila Iyo Degmada Tuka-Raqa Ee Ay Ku Loolamayan Ciidamada Qaranka Somaliland Iyo Malaashiyaadka Maamulka Muqdisho
Sido Kale Waxa Sarkiisan Ku Wahelin Doona Wasiirka Arrimaha Gudaha Korneyl Maxamed Kaahin Iyo Wasiirka Biyaha Korneyl Kore