Deg Deg: Muuse Biixi Ma Seexdo Ila U Habeenki Saddex Jeer U Madaxweyne Farmaajo La Hadlo” Murrashaxa Cirro + Muuqaal
Guddoomiye Cirro oo khudbada Ka Jeedinayey Gobalka Awdal Ee Magaalada Boorama OO U Mahad Calinayey Taageerayaashiisi U Codeeyey aya wax u sheegay Xogo Culus
isaga oo sheegay inu Muuse Biixi Iyo Madaxweyne Farmaajo Xidhiidh Ka Dhexaayo oo aanu Seexan Muuse Biixi Ila U La Hadlo Madaxweyne Farmaaajo