Somalia: Madaxweyne Farmaajo oo ku sii jeeda degmada Caabud-Waaq ee gobolka Gal-guduud

Date:

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa saakay ku wajahan magaalada Caabud-Waaq ee Gobolka Galgaduud.

Madaxweynaha waxaa socdaalkiisa Cabud-Waaq ku wehlin doona maxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf, Madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xasan, Wasiiro iyo xildhibaano ka kala tirsan dowladda iyo Galmudug iyo xubno kale.

Magaalada CaabudWaaq waxaa ka socda diyaar garoow aad u baalaran oo ku aadan soo dhaweynta madaxweynaha Soomaaliya iyo wafidgiisa, waxaana wadooyinka waa weyn lagu xardhay Calanka Soomaaliya iyo sawirka madaxweynaha.

Waxaa la filayaa marka uu madaxweynaha tago magaalada Caabud-Waaq in uu kulamo la qaato qeybaha kala duwan ee bulshada oo ay ugu horeeyaan Waxagaradka iyo Dhalinyarada.

Ammaanka Magaalada Caabud-Waaq ayaa si aad ah loo adkeeyay, ciidamo horu-dhac u ah safarka Madaxweynaha ayaa gaaray Caabudwaaq.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...