Filim taxane ah oo laga samaynayo buugga Trump laga qorey

Date:

Buugga Fire and Fury ee laga qorey madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa lagu wadaa in laga sameeyo filim taxane ah sida uu qorey wargeyska Hollywood Reporter.

Madaxweynaha ayaa buugga dhaleeceeyey, kuna sheegay in uu yahay been abuur cad oo isaga laga sameeyay.

Waxyaabaha uu buugga ka hadlayo waxaa ka mid ah in Trump uusan diyaar u ahayn in uu guuleysto, islamarkaasna uusan diyaar u ahayn in uu madaxweyne noqdo.

Ma cadda taleefishinka baahin doona taxanaha cusub.

Xuquuqda qisada buugga ayaa waxa laga iibiyay shirkadda Endeavor, iyada oo qoraaga buugga Mr Wolff uu noqon doono soo saaraha filimka, isaga iyo agaasimihii hore ee BBC-da Michael Jacson.

Mr. Wolff ayaa buugga qorey kadib muddo sanad ah oo uu galaangal xoog leh u heley Aqalka Cad.

Trump ayaa difaacay xaaladiisa miyir qab kadib markii buugga lagu sheegay in uu yahay nin aanan maskaxda ka caafimaad qabin.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...