Wasiiro ka tirsan Maamul Goboleedka Puntland iyo Garaad Saleebaan ayaa yimi jiida hore ee ciidamadda Jamhuuriyadda Somaliland iyo kuwa Puntland isku hor fadhiyaan. Waxaana qosol Leh markay Somaliland fariinta u soo dirayeen waxay Ugu yeedhayeen Xukuumadda Jeegaanta.
Cajiib: “Waxaanu Dhulka Ka Xoraynaynaa Xukuumadda Jeegaanta”Wasiiro Puntland Ka Tirsan Iyo Garaad Saleebaan Oo Jiida Dagaalka Yimi.
Date: