Somaliland: Madaxweyne Siilanyo Oo Kulan Tacsi Ah Ugu Tagay Faysal Cali Waraabe Oo Wiil Uu Dhalay Lagu Dilay Suuriya

Date:

Madaxweynihii hore ee Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa maanta kulan tacsi ah ugu tegay gurigiisa guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali waraabe oo wiil uu dhalay dhawaan ku geeriyooday dalka Suuriya.

Sayid Xuseen Faysal Cali Waraabe ayaa suuriya tegey sanadkii 2013-kii, ka dib markii la duufsaday oo warbixin khalad ah la siiyey sida uu sheegay aabbihii.

Sayid Xuseen Faysal Cali Waraabe waxa uu ku dhashay oo ku noolaa wadanka Finland. Xuseen waxaa la joogtey xaaskiisa oo Finland ka raacday iyo laba gabdhood oo ay dhashay oo iyagu halkaa la joogay, waxaana la sheegay in iyadu ay soo xaqiijisay in uu ku dhintay weerarro dhinaca cirka ah oo loo geystay goobta uu ku sugnaa.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...