Somalia: Madaxweynayaasha Puntland iyo Koonfur Galbeed oo gaaray magaalada Dhuusa-Mareeb

Date:

Madaxweynayaasha dowlad gobolleedyada Puntland iyo Koonfur Galbeed ayaa gaaray magaalada Dhuusa-Mareeb oo lagu wado in lagu qabtay munaasabad lagu soo gabagabeynayo heshiiskii Galmudug iyo Ahlu Sunna Waljameeca.

Garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusa-Mareeb waxaa ku soo dhaweeyay labada madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf iyo madaxa xukuumadda Galmudug Sheekh Maxamed Shaakir Cali Xassan.

Madaxweynaha maamulka Hirshabeelle ayaa uga soo horeeyay labada madaxweyne magaalada Dhuusa-Mareeb, sidoo kale waxaa halkaa ku sugan wafuud kala duwan oo ka socta dowladda federaalka iyo maaamul gobolleedyada dalka.

Madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe ayaa ka qeybgali doonin shirweynaha dhimeystirka heshiiska Galmudug iyo Ahlu Sunna isaga oo sheegay in baajiyay safar uu ku tagi lahaa Dhuusa-Mareeb.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...