Deg Deg: Maamulka Muqdisho Oo Hada Aqoonsaday Jamhuuriyada Somaliland Iyo Sababta
Sida aya shabakada Wargane Ka Soo Xiganayso Siyaasi Ismaacil Hure Buuba Aya waxa u ka Hadlay Inay Somalia Ka Baxday Sharcigi Isku Haynayey Aftida Sharciga Somaliweynimo
Kolba haddii maanta “Somalia” dib uga laabatay magacii “Jamhuuriyadda Soomaaliyeed”, kunana laabantay magacii Isutagga hortii la odhanjiray oo ah Jamhuuriyadda Soomaaliya, qodobadii Isutaggu ku dhisnaa way ka baxday.