Warar xogogaal ah oo soo gaaray xaruunta HOL ayaa sheegaya in xilalka ay hayeen laga qaaday wasiirada arrimaha dibadda, Arrimaha Gudaha iyo Ganacsiga
a) Yusuf Garaad Cumar – Wasiirkii arrimaha dibadda waxaa lag beddelay Danjire Axmed Ciise Cawad oo ah safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Mareykanka
b) Cabdi Faarax Juxa – Wasiirka arrimaha gudaha. Waxaa lagu beddelay Injineer Cabdi Maxamed Sabriye oo ah ganacsade in mudda ah ku nool dalka Kenya.
c)Khadra Axmed Ducaale -Wasiiradda Ganacsiga. Waxaa lagu beddelay Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) oo horay u ahaa wasiirka warfaafina
Wasiirada Cusub ee la soo magacaabay: Inj.Cabdi Maxamed Sabriye, Danjire Axmed Ciise Cawad iyo Maxmaed Cabdi Xayir (Maareeye)