Somalia: Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay taliye cusub oo dhinaca Ammaanka Qaranka ah

Date:

 Warar soo baxaya ayaa sheegaya in madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo u magacaabay La taliyihiisa dhinaca Ammaanka Qaranka CabdiSaciid Muuse Cali oo ah Aqoonyahan Soomaaliyeed.

Warkan ayaa soo ifbaxay kaddib markii Twitterka Ergeyga gaar ah ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Soomaaliya Micheal Keating lagu soo qoray in uu kulan la qaatay CabdiSaciid oo ah la taliyaha Amnaanka Qaranka madaxweynaha isaga oo xilkaa ugu hambalyeeynaya.

CabdiSaciid ayaa ah nin aan ku cusbeyn Siyaasadda Soomaaliya waxaana dowladdii Ku-meel-gaar ah ee lagu soo dhisay dalka Kenya sanadkii 2004, waxaa uu ka ahaa La taliye dhinaca farsamada, waxaa uu sidoo kale dowladda uu isku xire uu ka ahaa hey’addo badan oo caalami ah.

Inkastoo Ergeyga gaar ah ee Qaramada Midoobey oo uu ku shaaciyay bartihiisa Twitter –ka magaacaabista mas’uulkan haddana ma jiro qoraal rasmi ah oo ay Hiiraan Online ka heshay xafiiska madaxweynaha.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...