Siyaasiga Cabdikariin Xinif oo ka tirsan xisbiga KULMIYE ayaa mar la waydiiyey inuu xukuumadda cusub ka xun yahay waxa uu sheegay inaanu ciil u qabin xil loo magacaabo, hase yeeshee waxa uu xusay in xukuumadan rag ka mid ahi ay sallaanka ka dhici doonaan, isagoo ula jeeda inuu haysto fursad lagu magaacabo.