Somaliland: Cabdiqaadir Jirde Oo Ka Jawaabay Hadal Uu Madaxweyen Muuse Sheegay

Date:

Guddoomiyaha ku-meel-gaadhka ah ee Xisbiga WADDANI Xildhibbaan Cabdiqaadir Jirde, ayaa ka jawaabay  hadal dhawaan ka soo yeedhay Madaxweynaha cusub ee Somaliland Md.Muuse Biixi Cabdi, kaasi oo sheegayey in Madaxda Xisbiga WADDANI ay diideen ergo uu sheegay in uu u soo diray, waxaana uu tilmaamay in arrintaasi ay tahay waxba kama jiraan balse uu Madaxweyne Muuse laftiisu ka gow-adeygay dalab ka yimid dhanka Xisbiga WADDANI.

Xildhibbaan Jirde oo arrimahaas hadlaaya, ayaa waxa uu yidhi: “Arrintaa aad sheegtay in Madaxweynahu sheegay in uu ergo noo soo diray oo aanu diidnay waxba kama jiraan, Soo jeedinta anaga ayaa lahayn, waxaanu codsanay in shan iyo shan xubnood oo labada xisbi ahi ay kulmaan, Muuse na isaga ayaa ka gows-qabsaday in uu na la kulmo. Isaga ayaana la kulmay oo beelo doontay, Xisbiga na ka leexday. Xisbigu wax uu diideyna ma jirto, “.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...