Murashaxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid Eng faysal Cali Waraabe iyo Wafti Uu Hogaaminayo ayaa Maanta safar dheer ku soo marey Deegaanno hoostaga Gobolka Hawd gaar ahaana kuwa ku Teedsan Xuduudka Somaliland iyo Ethiopia kuwaasi oo si diiran loogu soo dhaweyey.

Comments

comments