DegDeg: Dooddihii Musharraxiinta 17-ka Iyo 18-ka Bisha u Mudaysna Oo La Joojiyay

Date:

Dooddihii musharraxiinta madaxtinimada Somaliland ee qorshaysna in ay habeen caawa 17-10-2017 iyo habeen dambe 18-10-2017 qabsoomaan ayaa gabi ahaanba la joojiyay. Doodahan waxa kala waday telefishannada madaxa bannaan ee Somaliland oo ay taageerayso Akademiyadda Nabadda iyo urur la baxay Inspiring group oo ay dhallinyaro ku midawday.

Xogaha arrintan ay ka heshay Sayruuqnews ayaa sheegaya in dhinacyada kala waday dooddan iyo musharraxiinta madaxtooda xalay lagu kulansiiyay qasriga Madaxtooyada kadibna la iskula qaatay in dood midaysan la qabto lana joojiyo dooddahan is barbar yaaca ah. doodda midaysan ayaan wali la shaacin xilliga la qabanayo in kasta oo wararku tibaaxayaan 19-ka bishan.

Sayruuqnews ayaa hore faallo uga qortay dooddahan is barbar yaacaya soona bandhigtay khaladaadka ku jira. Bulshada Somaliland oo fursad u heli lahayd dooddii u horaysay ee musharraxiin loo qabto ayaa si weyn caawa u sugayay in ay si toos ah uga daawadaan dhawr iyo toban telefishan.

Xigasho: Sayruuq News

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...