US: Xoghaya Arimaha Dibadda oo Sheegay in Wadahadaladii Kuuriyada Waqooyi ay socon Donaanaan Hadduusan Dagaal Bilaabmin

Date:

Xoghayaha arrimaha dibadda ee Maraykanka Rex Tillerson ayaa ku adkaystay in madaxweyne Donald Trump uu doonayo in uu dublamaasiyad ku xalliyo ismariwaaga Kuuriyada Wqooyi.

Dublamaasiyaddu way sii socon doontaa inta “uu bamka u horreeya ka qarxayo”, sida uu u sheegay telefishinka CNN.

Wuxuu sheegay in cunaqabataynta iyo dublamaasiyaddu ay horseedeen midnimo caalami ah oo ka dhan ah nukliyeerka Kuuriyada Waqooyi.

Ciidammada Kuuriyada Koonfureed ayaa dhoola tus ku sameynaya xadka Waqooyiga agtiisa

Bishii hore ayuu Trump u sheegay Tillerson in uusan wakhti isaga luminin wadahadallo uu la yeesho Kim Jong-un.

Hadalka Tillerson ayaa ku soo aadaya iyadoo Maraykanka iyo Kuuriyada Waqooyi ay billaabeen dhoolatuskoodii milatari ee ugu dambeeyay ee ay ka sameeyaan biyaha ku xeeran gacanka Kuuriya, kuwaas oo ay ka qaybqaadanayaan diyaaradaha dagaalka, kuwa wax burburiya iyo kuwo diyaaradaha xambaara.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...