Somaliland: Danab Ku Dhacay Deegaanka Lawyo-caddo Ee Xadka Somaliland Iyo Jabuuti Oo Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawacba Leh Gaystay

Date:

Danab ku dhacay deegaanka lawyo-caddo ee xadka Somaliland iyo Jabuuti ayaa waxa uu  gaystay sida wararku nagu soo gaadhayaan khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh.

Waxaana danabkaasi uu ka dhashay kadib markii deegaankaasi uu shalay ka da’ay roob dabaylo iyo calaydh xoogan wata,kaas oo markii danbena uu goob la yidhaa Lama deegaanka oo u  dhaxaysay Kaantaroolka Somaliland iyo Jabuuti uu ku dhacay danab ka dhashay roobkaasi.

Waxaana danabkaasi uu sababay  khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh,waxaana goobtaa danabku ku dhacay marayay sadde ruux oo lama kamid ahi ay rag ahaayeen halka qofka saddexaadna uu ahaa gabadh,waxaana halkaasi uu danabkaasi ku dilay nin kamid ah labadaa nin oo lagu magacaabi jiray Cismaan Cabdilaahi Faarax (Daafato),waxaana dhaawacyo fudud soo  gaadheen labadii  qof ee kale.

Gabagabadiina maaha markii u horeysay ee danab ku dhacay deegaanada gobolka Salel uu sababo khasaare dhimasho iyo dhaawacba leh.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...