Deg Deg: Mid Ka Mid Ah Badhasaabada Xukuumadda Siilaanyo Oo Hada Is Casilay Iyo Musq-Maasuqa Xukuumada Siilaanyo Oo Faraha Ka Baxay
Waxaa goo dhaweyd si rasmi ah ugu dhawaaqey in uu iska casilay xukuumad Madaxweyne Siilanyo Badhasaabka gobalka Hawd Ibraahim Xaaji cali Xassan
Gudoomiyaha ayaa sheegay in sababta uu iskaga casilay xukuumada Siilanyo ay tahay ka dib codsi kaga yimid beesha uu ka soo jeedo ee magaalada Caynaba
Sidaas waxaa uu ku sheegay badhasaabku shir jaraa’id oo uu saxaafada ugu qabtey Hotel Xara fee magaalada Hargeysa , maanu shaacin halka uu ku biiri doonaa