France: Digniin Ka Yeedhay Gegida Diyaaradaha Ee Paris Oo Waxba Kama Jiraan Noqotay Iyo Rakaab Duulimaadkoodii U Baaqday !

Date:

Ciidammada kala duwan ee ka hawl gala guud ahaan gegooyinka diyaaradaha ee Adduunka ayaa waxay had iyo jeer heegan ugu jiraan sidii ay dhibaatada ugu dhawri lahaayeen dadka socdaalka ah, waxaana ku rakiban gegooyinka diyaaradaha ee caalamiga ah qalab electronic ah oo diraya digniinta ah inay halis kusoo wajahan tahay goobtaaasi oo ay ka mid ah kuwa ka hortaga qaraxyada la soo malleegan ee muddooyinkan dambe ku soo badanaya  guud ahaan dunida.

Haddaba, digniin ka soo yeedhay gegida diyaaradaha ee sharli Digol ee magaalada Paris ayaa waxa ka dhashay isku dhex yaac, sidoo kalena ciidammada ammaanka ee gegida Sharli Digol ayaa waxay amar ku siiyeen rakaabkii diyaarada Biritish Air ways inay dhammaantood diyaarada ka degaan si loo hubiyo ammaanka diyaaradda kadib markii digniintaasi ay sheegtay in diyaaradaasi ammaankeedu aanu wanaagsanayn oo ay ku soo wajahnayd gegida diyaaradaha ee magaalada London, balse muddo saacad ah kadib uga dhacday xilliga loogu tala galay inay kacdo magaalada Paris, baadhitaankii diyaarada ayaa waxa uu caddeeyay in ammaanka diyaaradu uu yahay mid taam ah oo digniintaasina ay noqotay mid waxba kama jiraan ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...