Somalia: Tirada ciidamada AMISOM oo la dhimayo dhamaadka sanadkan

Date:

Gollaha amaanka Qaramada Midoobey ayaa Arbacadii la soo dhaafay mudo kordhin u sameeyay howlgalka midowga Africa AMISOM ee Soomaaliya, iyadoo dhinaca kalana leysku raacay dhimo tirada ciidamada AMISOM dhamaadka sanadkan.

Qorshaha dhimista ciidamada AMISOM ayaa u gogol xaaraya sidii ciidamada Somaalia loo xoojin lahaa, marka ugu dambeysana loogu wareejin lahaa amaanka dalka.

Ciidamada AMISOM ayaa ka taageerada dowladda Soomaaliya dhinacyada amniga iyo dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab, iyaga oo ka howlgala guud ahaanba gobollada dalka iyo caasimada Soomaaliya ee Muqdisho.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...