Warar Lagu Kalsoon Yahay Oo Aanu Ka Helayno Dhanka Iyo Xarumaha Xisbiga Kulmiye aya waxa ay Tibaaxayan Inu Ku Biiray Xisbiga Kulmiye Siyaasiga Dibad Jooga ka ah Arrimaha Siyaasada Somaliland Ee Hore U Ahan Jiray Xoghayaha Warafaafinta Xisbiga Waddani
Bahda Shabakada Wargane aya waxa ay soo xaqijiyeen Inay Xogo Oo Kulmiye Ku Hantiyey Codka Gobalak Awdal Iyo Shacbiyada Qulubtisaba Dadkaba Ee Ku Dhaqan Magaalada Boorama
Iyada Oo Ay Siyaasiyiinta Ugu Culus Ee Ka Soo Jeeda Gobalkaasi Ay Ka Tirsan Yihiin Wakhti Xaadirkan Xisbiga Kulmiye ay waxa la sheegaye Inu Ku Soo Biiray Xisbiga Kulmiye Cabdirashiis Xasan Mataan