Wasiirkii hore boosaha iyo isgaadhsiinta ayaa sheegay in uu iska casilay xisbiga KULMIYE waxaanu sheegay in uu ku biirayo xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI, halkan hoose ka DAAWO muqaalka warkaa