Wasiirkii hore ee wasaarada arimaha gudaha Somaliland isla markaana iminka ah la taliyaha khaaska ah ee madaxweyne Siilanyo ayaa waxaa uu baaq nadeed u diray beelaha ku dagaalamaya deeganka Ceel Afweyn ee gobalka Sanaag
Sidoo kale Cali Waran Cade ayaa waxaa uu xisbiyada qaranka Somaliland mucaarid iyo muxaafid ba uga digay in ay olale ka dhex sameyeen qeybinta kaadhadhka doorashoyinka Somaliland , isla markaana waxaa uu ugu baaqay in ay ilaaliyaan sharciga