Somaliland: Badhasaabka Gobalka Awdal Oo Ka Hadlay Guriga Guddoomiyaha Gobalka Ee la Iibiyay

Date:

Badhasaabka Gobolka Awdal Mustafe Cabdi Ciise (Mustafe Shiine), ayaa ka hadlay warka ah iibka xafiiskiisa Gobolka Awdal,waxaanu sheegay in wax isaga khuseeya hadda aanay ahayn, ee arinta iibka Xarunta Awdal ay isaga ka horeeysay, ilaa haddana aanay ka guurin ee ay ku jiraan.

Badhasaabka Gobolka Awdal Mustafe Cabdi Ciise (Mustafe Shiine), oo Wargeyska Geeska Afrika wax ka weydiinay arintan ayaa sidoo kale sheegay inay Xukuumaddu xaq u leedahay inay iibiso xafiiskan si ay u dhisato xafiis ka qurux badan, waxaanu yidhi “Waan maqlay, laakiin wax aniga iga horeeyey ayuu ka hadlayaa, wax aniga hadda I khuseeya maaha, ee Badhasaabkii iga horeeyey ayaa la weydiin karaa, Xafiiskan la yidhi waa la iibiyeyna waanu ku jirnaa, laakiin dawladdu xaq bay u leedahay inay iibiso xafiiskeeda, haddii ay galayso mid ka fiican”

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...