Sucuudiga : Nin Qudha Ka Jaray Hooyadii & Walaashii & Laba Carruur Ah Oo Uu Abti U Ahaa !

Date:

Isticmaalka maandooriyayaasha kala duwan ayaa ah mid aad ugu dhex faafay Dadka ku nool Dalkaasi Sucuudiga gaar ahaan Da’yarta, haddaba waxa dalka Sucuudiga ka dhacday dhacdo aad u naxdin badan oo ka yaabisay guud ahaan dadka ku nool Magaalada Madiina.

Nin Da’diisu tahay 30 jir ayaa waxa uu qudha ka jaray Hooyadii iyo Walaashii iyo laba carruura oo ay walaashi dhashay oo ku sugnaa gurigooda, ninkan ayaa la cadeeyay in markii uu falkaasi ku kacay uu sirkhaansanaa, arrinta kale ee aadka u layaabka badan ayaa aheyd in uu isagu laf ahaantiisa war galiyay Ciidanka Bileyska una sheegay in markii uu gurigooda ku soo noqday uu arkay hooyadii iyo walaashii iyo carruurtii oo meyd ah.Xasan Al-qaxdaani oo ah taliyaha haysta Saldhiga Bilayska ee uu ninkaasi tagay ayaa xaqiijiyay markii Bilaysku raaceen ee goobtaasi la tagay uu kala hadlay sidaasina ay ku caddaatay inuu isagu falkaasi geystay, dhacdooyinka noocan oo kale ah ayaa ah kuwa ay had iyo jeer ku kacaan Dadka Maandooriyaha isticmaala ee ku nool dalkaasi Sucuudiga, waxaana falalka nooca oo kale ah loo aaneeya arrimo la xidhiidha dhinaca dhaqaalaha.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...