Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mu Axmed Maxamad Siilaanyo oo maalinta bari ah safar ugu bixi dooona Magaalada Berbera isaga oo u kaga qayb gali doona xalada oo u sii dhaafi doona dhanka iyo gobalka togdheer
Ujeedada Socdaalka Madaxweyne Siilaanyo oo ah madaxweyne Siilaanyo Beesha U Ka soo jeedo oo say u dhan yahiin ku biiray xisbiga waddani aya waxa u madaxweyne siilaanyo ku kaliftay inu u anbo baxo dhanka iyo Magaalada Burco ee axrunta Gobalka Togdheer isla Marakan Si U Dib Ugu Celiyo Beeshisa Xisbiga Kulmiye
Waxanay inta wararku kuu darayen inu madaxweyne siilaanyo loga baahday ololaha gobalka burco ka dib marki la arkay natiijadi u hoggamiye xirsi dhulka kula dhacay dhigiisa Cali Mareexaan Iyo Maxamuud Xaashi oo u kaga adkeeday Gobalka Togdheer