Kenya: Xarrakada Al-shabaab oo Sagaal ruux ku gowracday gudaha dalka Kenya

Date:

Dagaalayahanno ka tirsan Al-shabaab ayaa Sagaal ruux oo rayid ah ku gowracay magaalo xeebeedka Lamu ee dalka Kenya.

Booliska dalka Kenya ayaa sheegay in dadkaan la dilay xilli habeen ah, balse Meydadkooda la helay subaxnimdii hore ee saakay, kaddib markiii ay ku soo war- galiyeen dadka xaafadda lagu dilay raggaasi.

Afar maalin ka hor ayeey koox looga shakisan yahay in ay ka tirsanayeen Al-shabaab waxaa ay saddex sarkaal oo Kenyaan ah ku dileen xaafad ka agdhaw goobta dilkan danbe ee Sagaalka ruux uu ka dhacay.

Goob jooge magaciisa qariyay ayaa xaqiijiyay dhimashada sagaalkaan qof ee la goowracay.

“Waxaa ay soo weerareen xaafadaha Jima iyo Poromoko waxaa ayna ku dileen sagaal qof oo rag ah waxaa ay u gowraceen sida digaagii oo kale” ayuu yiri goob joogaha in magaciisa la soo xigto.

Weerarada Al-shabaab ay ka geysanayaan gudaha dalka Kenya ayaa bilihii ugu danbeeyayba sii xoogeysanaya, waxaana weeraradan danbe imanaya xili dalka uu isku diyaarinayo doorashada madaxtinimada.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...