War Deg Deg Ah: Yurub Geenyo Oo Sheegatay Safarka Abwaan Laabsaalax Waxa U Daaran Yahay Kuna Caragsatay

Date:

Waxa maanta ka dhex hilaacay Magaalada Muqdisho abawaanka caanka ah ee xasan Duxul Laabsaalax oo aan safarkiisa la ogeyn ayaa waxa kala Dhigtay safarkiisa Fanaanada Caanka ah ee horre uga tirsanan Jirtay Kooxda Xiddigaha Geeska Yurub Maxamed Cabdi Yurub Geenyo Iyada oo soo Dhigtay Barta ay ku ladahay Baraha Bulshada Faceboog Pege kuna Ciyaaratay abwaabka waa sida ay qoraalka u soo koobtayah

KKKK Tagi Taan Xagaagi Yaa Ku Sheegay Xaaran Muqdisho Iyo Laabsaalax Welcom Abwaan
Waxan Ku Faraxsanahay Imaatankaga Abwaan Jiro Joog waxa maanta soo cagu dhigtay Magaalada Muqdisho Abwaan Xasan Dhuxul Laabsaalx Oo Aan ku soo dhaweynayo inta caloosha ka bugtan Allah Ha Soo Hadaayo
Abwaanku wuu Yimiday Hargeysa Ee Maydun Xidhi Reer Hargeysow Misa Kooxda aya Ka Saari Doonan kk Waa Guddoomihii Kooxda Xidiggaha Geeska Oo Muqdisho ku suganan Doona Mudo Kooban hhhhh
Tagi taan xagaagi yaa ku sheegay Xaaran Welcom Abwaan
Waxanan U Mahadbaqayah Samafale Cabdilmaalik Muse Coldoon Oo Hees Iyo Badh Soo Qaaday
Abwaanku Wuxu Tiriyo Waxad taraysa Yare Manta Uunbu Jaba Jooga Waa Inu Iyo Muqdisho Abwaan hh

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...