Somaliland: Ciidamada Booliska Somaliland Oo Xabsiga Dhigay Laba Ganacsade Oo Dalka Keenay Kabo Ay Xagga Hoose Kagga Qoran Tahay Magaca Allah (SW)

Date:

Ciidamada Booliska Somaliland ayaa la sheegay inay xabsiga u taxaabeen Laba ganacsade oo dalka Keenay Kabo ay  xagga hoose kaga qoran tahay Magaca Allah (SW).

Kabahan oo ah kuwa ragga ayaa maalmihii u danbeeyeyba waxa hawl gallo lagaga ururinayo Suuqa waday guddi ka socotay wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo kaashanaya  ciidamada Booliska kuwaas oo meheradaha iibinaya ka ururiyey kabahan.

Waxaana sidoo kale ay ciidamada Boolisku sida naloo sheegay ay xabsiga dhigeen laba Ganacsade oo la sheegay  inay yihiin ganacsatada dalka keenay Kabahan ay xagga hoose kaga xardhan yahay maggaca allah kuwaas oo maalmihii u danbeeyeyba hadal haynteedu taagnayd.

Waxaana xoguhu tibaaxeen in Kabihii iyo raggi ganacsatada ahaa ee Keenayba ay ku xidhan yihiin saldhiga dhexe ee magaalada Hargeysa.

Maaha markii u horeysay ee Kabo noocan oo kale oo ay ku qoran yihiin magacyada Allah  iyo Rasuulkeena  Muxamed NNKH la keeno dalka,dhawaan ayay ahayd kadib markii ay dalka hal mar uun soo galeen Kabo ay xagga hoose kaga qoran yahay magaca Rasuulkeena Muxamed NNKH.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...