Ma garaneysaa sababta aan ugu biiray kooxda argagisada ah?

Date:

Sarkaal sare oo hadda ka tirsan kooxda al-Nusra oo ku bar-baaray magaalladda Sydney, ayaa sheegay in sababii uu ugu biiray kooxda argagixisada ee dalka Suuriya ay tahay, kadib markii dowladda Australia ay ka kansashay ama ay ka joojisay Passport-kiisa.

Mostafa Mahamed, ayaa kasoo muuqday YouTube, isaga oo ka tirsan jabhada al-Nusra tan iyo sanadkii 2012.

33-sano jirkaasi u dhashay dalka Masar, ayaa dhowr-jeer isku dayay in uu dhalashooyin Yurub ah uu qaato balse dhibaato ka heysata xaga ku hadal Luuqada English-ka ayuu ku waayay Passport in uu helo.

“Sababta aan ugu biiray Argagixsada waxaa ay tahay, kadib markii ay madaxda Australia ay joojiyeen passport-keyga”, ayuu mar kale ku celiyay.

Markii ay sidaasi ugu dhacday, kadib ayaan goostay in aan dagaalamo oo aan aargudsado, ayuu hadalkiisa sii raaciyay.

Jabhada al-Nusra  ayaa sanadkii lasoo dhaafay bedelay magaca waxaana ay la baxday Jabhada Fatah al-Sham.

Sababta ugu badan ee dhallinyarada ka tagta wadamada Yurub ee ku biirta dagaalyahada argagixsada ayaa lagu sheegaa in ay ugu weyntahay cadaadis ay kala kulmaan wadamada Yurub ee ay la noolyihiin.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...