Daawo Sawirradii ugu danbeeyay howlgalkii Pizza House ee la soo gabagabeeyay

Date:

Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleysay in ay la wareegaan dhismaha maqaayada Pizza House oo fiidnimadii xalay weerar culus ku qaadeen dabley  ka tirsan ururka Al-shabaab.

Sawirro laga soo qaaday maqaayada ayaa muujinaya in xiliga weerarka lagu qaaday maqaayada halkaa ka cunteynayeen dad u badnaa shacab, waxaana daadsan dhamaanba gudaha maqaaxida kuraastii ay dadka ku fadhiyeen raashi fudud iyo cabitaanno kala duwan.

Tirada dhimashda ayaa la sheegay in korartay madaama meydad hore leh laga soo saarayo wali gudaha maqaaxida.

Saacadihii ugu danbeeyayna waxaa laga soo saaray dhismaha meydadka ilaa shan hablo ah oo ka mid ahaa dadkii xalay lagu dilay halkaa.

Ilaa iyo hadda dhab ahaan lama oga tirada rasmiga ah dableyda gudaha u gashay maqaayada, hasse ahaatee waxaa la rumeysan yahay in ay gaarayeen Shan ilaa Lix ruux oo hubeysan, kuwaa oo dhamaantood goobta lagu dilay.

Waa weerarkii ugu xumaa oo waayadii ugu danbeeyay ka dhacay magaalada Muqdisho, waxaana mas’uuliyada weerarka sheegtay Al-shabaab oo markii hore war ay soo saareen ku sheegay in ay weerareen Posh Treats .

#

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...