Dab xooggan oo qabsadey dhisme 24 dabaq ah oo ku yaala Galbeedka London

Date:

Waxaa weli socda badbaadinta dadkii wax ku nqodey, dab aan horey loo arag isaga oo kale oo qabsadey dhisme aad u dheer oo gaaraya 24 dabaq galbeedka magaalada London ee dalka Ingriiska. Dabka ayaa kacay saqdii dhexe ee Arbacada saacaddu markey ahayd xiliga London 01:00am.

Booliska ayaa xaqiijiyey dhimashada 6 qof, waxaana ku dhaawacmey 50 qof oo kale. Waxaa la aaminsan yahay in ay jidaan dad kale oo meydadkoodu ku dhex jiraan dabka, Dadka goobjooga ahaa ayaa saxaafadda u sheegay waxa ay indhahooda kua rkeen, qaar ayaa sheegay in ay arkeen dad daaqadaha ka boodaya si ay dabka uga badbaadaan, halka qaar kale sheegeen caruur taagan daaqadda dabkuna aad ugu dhawaa.

Waxaa demninta dabka ka qaybqaatey 200 oo kamid ah shaqaalaha la dagaalama dabka, kuwaas oo isticmaalayey diyaaradaha qumaatiga u kaca.

Lama yaqaan sababta dadbkaani ku kacay, waxaase si weyn loola yaabey sida weyn ee dabku ku faafey oo uwada qabadey dhismaha oo dhan.

Waxaa wel-wel xooggan laga qabaa in dhismaha dhan soo dumo, waxaana laga daad gureeyey dadkii ku dhawaa dhismaha.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...