Dubai Oo Soo Saartay Adeeg Cusub Oo Ay Dadku Ku Dhoofi Karaan Teleefanadooda Gacanta Oo Aan Looga Baahnayn Aqoonsi Ah !

Date:

Dawladda Imaaraadka guud ahaan waxay ku hawlantahay gaar ahaan Xukuumada Dubai sidii ay Dadka musaafiriinta ah ee ku nool Dalkaasi ay ugu fududayn lahayd safarkooda xilliga ay ku sugan yihiin gegida diyaaradaha ee  Dubai,

waxanay arrintaasi u adeegsataa Tiknoolajiyad casri ah oo qofka musaafirka ahi uu kaga maarmayo inuu gacanta ku qaato Aqoonsigiisa amase Passport-kiisa, waxanay soo saartay dhawaan adeeg cusub oo ay ugu magac dareen Emirates Smart Wallet oo ah mid uu qofka safrayaa ku shubanayo teleefankiisa gacanta oo ah mid ay Dadka ka dhoofaya gegida diyaaradaha ee Dubai ay isticmaalayaan, adeega ku jira Teleefanadooda gacanta oo ay ku jiraan dhammaan Information-ka qofka sida ay ugu yaalaan Passpot-kiisa waxa aanay ku qabanayaan agab elecronic ah oo la shaqaynaya adeegan isla markaana cadaynaya in information-ka qofkani uu yahay mid sax ah oo aan qaldanayn, sidoo kale waxa uu adeegani xanibayaa oo aanu albaabka looga gudbayo diyaarada aanu ka furayn qofka sita wax qaldan waana tallaabo aad u layaab badan oo dhinaca Tiknoolajiyada oo xukuumada Imaaraadku ku tallaabsatay.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...