Cuntooyinka Ka Hortagga Dhiig la’aanta

Date:

Dhiig la’aanta iyo xaaladda caafimaad ee ka dhalata oo afka caafimaadka loo yaqaanno Anemia waxa ya ka mid tahay xanuunnada bulshadeenna caanka ka dhex ah, inta badanna lagu arko, sababaha keena oo badanna waxaa ugu muhiimsan, cunto xumada, iyo dadka oo aan inta badan aqoon u lahayn cuntooyinka uu jirku u baahan yahay.

Anemia waa dhiigga oo ay ku yaraadaan unugyada dhiigga cas, kuwaas oo sida caadiga ah ka caawiya in uu nuugo hemoglobin ta oo masuul ka ah in ay neefta Oxygen ka soo qaado sambabada, kadibna jirka oo dhan gaarsiisa. Sababaha kale ee keena Anemia waxaa ka mid ah dhiigga oo ay ku yaraato maadadda xadiidka (iron), sidaa awgeedwaxaa ay dhakhaatiirta caafimaadku ku talinayaan in qof kastaa uu sida caadiga ah ku dadaalo cunista cuntooyinka uu xadiidku ku jiro, si uu isaga ilaaliyo in ay ku dhacaan dhiig la’aan iyo Anemia.

  • Miraha sabiibka
  • Digirta la engejiyey, digirta kala dhanbalan iyo digirta cagaaran
  • Jaallaha ukunta: Aad ayey dhiig yarida ugu fiican tahay
  • Rummaanka
  • Cabitaanka Baytaraafka
  • Hilibka: Hilibka lo’da, digaagga maqaarka leh,  kalluunka iyo beerka
  • Dufanka lawska
  • Timirta
  • Khudradda caleenta cagaaran sida koostada iyo ansalaatada
Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...