War Deg Deg Ah: 12 qof oo lagu diley weerar IS ku qaadey Baarlamaanka Dowladda Iran

Date:

Afar nin oo hubeysan ayaa maanta oo Arbaca weerar ku qaadey Baarlamaanka dowladda Iran ee magaalada Tehran, sidoo kale waxay weerar ku qaadeen xarunta Mausoleum of Ruhollah Khomeini. Ragga hubeysan ayaa soo gashey dharka haweenka iyaga oo hubkoodi hoos ku soo qarsadey.

Kooxda Dad ka badan 12 qof ayaa geeridooda la xaqiijiyey waxaana dhaawacmey 30 kale.

Wararka ka soo baxaya ayaa ah kuwo kala duwan waxaana wararka qaar sheegayaan in mid kamid ah kuwa weerarka soo qaadey uu xirnaa Bom isla markaana is qarxiyey.

ku qaadey ayaa gudaha u galay Baarlamaanka oo uu markaas ka socdey kalfadhi, waxaana ay bilaabeen in ay toogtaan cidkasta oo ka hortimaada.

Weerarka labaad ayaa ka dhacay xarunta lagu maamuso odayga dhisey Dowladda Iran ee hadda Ayatollah Ruhollah Khomeinis oo ay degan yihiin qoyskiisi ee loo yaqaan Khomeinis mausoleum ayaa waxaa ka dhacay weerar ismiidaamin ah.

Kooxda isku magacaabta dowladda Islaamka ee IS/Daacish ayaa soo dirtey Video ay ku qaadanayso masuuliyadda weerarkan.

Weerarada caynkan oo kale ah ayaan looga baran in ay ka dhacaan dalka Iran.

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...