rurka Al-Shabab ayaa la sheegay inuu xilligan kaga horreeyo ururrada Boko Haram iyo Daacish marka ay noqoto dadka ku dhinta gacan ka hadalka iyo dagaalka ay wadaan.
Warbxiintan uu qoray wargayska News week ayaa lagu sheegay in sanadkii hore gacanta Al-Shabab ay ku dhinteen 4,281 halka gacanta Boko Harama ay ku dhinteen 3,499, ururka Daacish-na 2350.