Somalia: Madaxweyne Farmaajo iyo wafdi uu hogaaminayo oo gaaray dalka Jabuuti

Date:

Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray dalka Jabuuti, isaga oo kulan la qaaday doona dhiggiisa Ismaaciil Cumar Geelle

Booqashada madaxweynaha Soomaaliya oo ah mid rasmi ah ayaa noqoneysa tii u horeysay ee uu ku tago dalka Jabuuti.

Madaxweynaha iyo wafdigiisa ayaa ka soo dhoofay dalka Sacuudiga halkaasoo ay uga qeyb galeen shir madaxeedka madaxda dalalka Islaamka iyo Madaxweynaha Mareykanka.

Madaxweyne Farmaajo ayaa la kulmi doona Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, iyagoo ka wada hadli doona.

Madaxweynaha Soomaaliya ayaa la filayaa uu khubad la xiriirta xaalada Soomaaliya ka horjeediyo baarlamaanka Jabuuti ,sidoo kale waxaa uu ka qeybgali doonaa Xaflad uu Madaxweynaha Jabuuti uu ku daah furayo dekedda cusub.

Jabuuti ayaa ka mid ah wadamada ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya, kuwaasoo qeyb ka ah howl galka AMISOM,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...