Soddon Qof Oo Ku Dhintay Weeraro Dhanka Cirka Ah Oo Ka Dhacay Dalka Liibiya.

Date:

Wararka ka imaanaaya dalka Liibiya ayaa sheegaya in ciidammada sheegta inay yihin kuwa qaranka oo tageera maamulka fadhigiisu yahay magaalada bariga ku taalla ee Tobruk ay duqaymo dhanka cirka ah ku qaadeen ciidammo ay iska soo horjeedaan oo taabacsan dowladda caalamku aqoonsanyahay ee fadhigeedu yahay magaalada Tripoli.

Toddobo weerar oo dhanka cirka ah ayaa lagu warramayaa in ay ku bartilmaameedsadeen magaalooyinka Hun iyo Jafra ee Koonfurta Libya habeennimadii Sabtida, iyagoo aargudasho uga dhigayay weerar lagu qaaday saldhig ay kooxdaasi leedahay maalintii Khamista.

Goobjoogayaal ayaa hay’adda xuquuqda adaanaha u dhaqdhaqaaqda ee Human Rights Watch u sheegay in ugu yaraan 30kii qof ee ku dhimatay saldhigyadaasi ay rasaas madax uga taalay, tiro ka mid ah meydadkana ay hubaysnaayeen.

Weerarkan ayaa ayaa ka dhan ah heshiiskii nabadeed ee labada dhinac ay gaareen horantii bishan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...