Halista Mobile-ka Jeebka la geliyo oo laga digay, iyo sababta

Date:

Baadhitaan lagu ogaanayey halista telefoonada gacanta (mobile) ee jeebabka la geliyo ayaa lagaga digay inay keento waxyeelo soo gaadha unugyada taranka ee Ragga.

Deraasad ay fuliyeen khubaro ka socotay jaamacada Exter ee dalka Ingiriiska ayaa lagu sheegay in fallaadhaha kasoo baxa mobile-ka ee oo loogu yeedho afka qalaad Electro Magnatic ay waxyeello soo gaadhsiiyaan biyaha taranka ee raga, waa sida ay shaacisay wakaaladda wararka ee bariga dhexe.

Khabiiradda hoggaaminaysay diraasadan ayaa sheegtay in halistani ay ku koobantahay raga oo kaliya. Waxaanay tidhi, “Waxa suurto gal ah in uu warkani muhiimad gaar ah u leeyahay raga, oo qaarkood xilliganba awooda tarankoodu taagta daran yahay, balse waxaa kale oo lagama maarmaan ah in baadhitaanka lasii ballaadhiyo si loo xaddido dhibaatooyinka caafimaad ee uu arinkani ku leeyahay dadka dagan dhulka”.

Waa Shabakadda Wargane Oo Idin Leh Ka Taxadir Wixi La Sheegaba Wax Uunba Ka Jire

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...