Tartanka Dhimashada Iyo 17 Dal Oo Ka Qayb Galaya!

Date:

Dalka Jordan ayaa lagu qabanayaa tartan aad u layaab badan oo loogu magac daray Tartanka Olombiyaadka Dhimashada, waxaana ka qayb galaya ciidamo si gaar ah u tabbabaran oo ka kala socda 17 Dal oo ay ka mid yihiin Sucuudiga, Sudan, K,Afrika, China iyo Dalal kale.

Tartankan waxa ka mid ah waxyaabaha ay ciidammadaasi ku tartami doonaan Galitaanka dhisme aad u dheer si ay uga soo saaran Sun Kimikal ah iyo tartamo kale sida uu sheegay Ahmed Al-Luuma oo Shabakada Wargane ka soo xigtay.

Afhayeenka oo ka mid ah qaban qaabiyayaasha tartanka ayaa intaasi ku daray in hadafka laga leeyahay tartankani uu yahay kobcinta xidhiidhka iyo wada shaqaynta Dalalka ka qayb galaya iyo ka hor taga iyo ladagaalanka Argagixisada.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...