Maxey Warbaahinta Talyaaniga Ka Yiraahdeen Guushii Ay Xalay Juventus Ka Gaartay As Monaco?

Date:

Warbaahinta talyaaniga aad uma hadal qaadin guushii ay Juventus xalay ka gaartay dhigeeda As Monaco markaas kooxda ka dhisan Turin sida la aaminsan yahay hal lug la gashay final-ka ka dhici doona magaalada Cardiff horaanta bisha June ee soo aadan.

Juventus guul weyn ayey ku gaartay dalka faransiiska iyadoo labadaas gool kaga mahad celineysa Gonzalo Higuain sidoo kalana ku amaaneysa Dani Alves, kaliya labada wargeys ee Tuttosport iyo Corriere dello Sport.

Dhawr cinwaan ayuu wargeyska Corriere dello Sport ka sameeyay guushii ay xalay gaartay, iyadoo lagu soo daabacay cadadkii maanta.

Champions League Semi Final – Higuain oo guul kasoo hoyay Monaco (2-0) Boqorka Monaco.

Laba gool oo aan caadi aheyn kana timid Papita, kaas oo u jawaabay Ronaldo iyo Real

Halyeey Buffon oo Monaco garaacay

Final-ka Cardiff aad ayuu u dhaw yahay

Dhanka kale wargeyska kasoo baxa magaalada Turin ee Tuttosport ayaa sidoo kale dhawr cinwaan ka sameeyay guushii Juventus.

Higuain – Boqorka Monaco, Cardiff waa dhawdahay

Juventus waxey maamushay lugtii hore Champions League semi final-kiisa (2-0) laba gool oo ka timid Papita iyo lix kulan oo aan shabaqeeda la taaban.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...