Somalia: Ciidamada Dowladda Iyo Al-shabaab Oo ku Dagaalamay Deegaanno Hoostaga Gobolka Sh/hoose

Date:

Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeellaha hoose ayaa sheegaya in dagaal saacado badan qaatay uu ku dhaxmaray deegaanno hoostaga gobolka ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa xarrakada Al-shabaab.

Dagaalka ayaa dhacay kaddib markii Al-shabaab ay weerartay saldhig ciidamada dowladda ku lahaayeen meel u dhow deegaanka Number 50.

Wararka ayaa sheegaya in uu jiro khasaare ka dhashay dagaalka, waxaana Al-Shabaab lagu eedeeyay inay gubeen deegaano guryo.

Cabdullaahi Waafoow oo ah guddoomiyaha deegaanka Number 50 ayaa sheegay in dagaalka ay uga dileen alshabaab tiro dagaalyahano ah, ayna gacanta ku hayaan meydadka labo dagaalyahan.

Guddoomiyaha ayaa intaa ku darray in Al-shabaab ay gubeen deegaano markii hore laga barakacay, sidoo kalana ay laayeen xoolo dad rayid lahaayeen, waa sida uu hadalka u dhigay guddoomiyaha.

Xaalada deegaanadii lagu dagaalamay ayaa saakay degan, waxaana Al-Shabaab la sheegay in ay dib ugu laabteen goobihii ay markii hore soo weerareen.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...