Warar xoga Gaal ah oo helayso bahada shabakadda wargane news ayaa shagaya in lagu badalayo wasiirka waxbarashada jsl Md Cabdillaahi Ibraahin Habbane (Cabdillaahi-dheere) aya waxa lagu badalaye Guddoomiye ku xigeenkii hore ee xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI Mudane siyaasi Axmed Muumin Seed, Oo Imikan Ka tirsan xisbul Xaakimka Talada Dalka Haya Ee Xisbiga Kulmiye oo Dhawaan Ku Biiray.
Sida ay wararkani nagu soo gaadhayan ayaa waxay sheegayn in isku shandhaynta soo socota la isku badali Doono oo axmed mumin seed u noqon doon Wasiirka Waxbarashada Jsl, Maadama uu Axmed Muumin Seed Imbadan Mucaarid Soo ah Oo U Dhawan Ku Soo Biiray Xibul Xaakimka Talada Dalka Haya
Wararkan oo aan wali si rasmi ahayan ayaa hadana say saadalinayan wararku waxay ku darayan inay khilaaf hoose ka dhex qarxay Maamulayaasha Iyo erdayda Dugsiyada Sare Iyo Wasiirka Waxbarshada Oo ay isku qabtaan arrimaha La Xidhiidha Imtixaanka Shahaadiga ah iyo iskuulo la Diiday Inay U Fadhiistan Fainal Examka Iskuuladan oo ay ka mid yihiin shamso Diin oo Ku Dhaman Jirey 3 Sanno
Sida aya wararku nagu soo Gadhayan aya waxay shegayan Inay Wasiirka Sido Kala Isqabtaan Iskuulada Dawlada