Eng Maxamed Xaashi Cilmi wasiirkii hore ee wasaarada Maaliyada Somaliland ayaa waxaa uu su,aalo warbaahinta ka dhex weydiiyey madaxweynaha Somaliland Axmed Siilanyo isla markaana waxaa uu walaac ka muujiyey xaalada uu dalku maraayo

Sidoo kale Eng Maxamed Xaaji Cilmi waxaa uu eedeymo culculus u soo jeediyey gudida ictiraaf raadinta Somaliland isla markaana waxaa uu hoosta ka xariiqey dariiqa loo maray ictiraaf raadintu in aanu aheyn mid sax ah

Comments

comments