Arsene Wenger Oo Ugu Dambeyntii Go’aan Ka Gaaray Mustaqbalkiisa Arsenal – Sportsmail Ayaa Ogaatay.

Date:

Tababare Arsene Wenger ayaa ku wargaliyay maamulka Gunners inuu doonayo heshiis cusub isagoo diyaar u ah inuu sii joogo Emirates laba sanadood.

Sportsmail ayaa fahantay in macalinkaan reer France uu maamulka kooxda u sheegay inuu doonayo inuu kordhiyo mudadiisa joogitaanka kooxda ka dhisan waqooyiga London kadib markii uu kulan la qaatay isbuucii lasoo dhaafay.

Gunners waxey ku adkeysaneysay mudooyinkii ugu dambeeyay iney xal ka gaarto mustaqbalka Prof. Wenger kaas oo in ka badan 20-sano kooxda usoo hogaamiyay marxalado kala duwan.

Kulankii isbuucii lasoo dhaafay wuxuu ahaa mid guul kusoo dhamaaday oo ay labada dhinacba u arkeen iney qaadeen talaabo hormarka kooxda ku saleysan walow aan la ogeyn sida ay ugu farxi doonaan Jamaahiirta Gunners ee ka diday kana daalay balan qaadka aan hirgalin ee Arsene.

Sida la filayo Arsene Wenger waxaa heshiis lagu abaalmarin doonaa ka hor kulanka Manchester City ama maalmo kadib – hadii uu kasoo hormaro natiijo walba oo kulanka Citizens waa lagu qanci doonaa balse hadii uu ka daba maro dadka qaar waxey is tusi doonaan in natiijada kulankaas lagu xayiray mustaqbalkiisa.

 

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...