Trump oo Obama ku edeeyay dhagesysiga teleefoonadiisa

Date:

adaxweyne Trump ayaa ku edeeyay maamulkii Obama in uu dhagaystay wicitaannadiisa teleefoonka, waxyar ka hor markii uu ku guuleystay doorashadii madaxtinnimo ee sanadkii hore.

Mr Trump oo fariin qoraal ah soo dhigay bartiisa Twitter-ka ayaanan soo bandhigin wax caddeyn ah oo ku aadan arintaasi.

Xubnaha xisbiga Dimuqraadiga ayaa ku edeeyay Trump in uu indhaha shacabka ka leexinayo baaqa ah in baaritaano madax bannaan lagu sameeyo xiriirka la ssheegay in uu la leeyahay saraakiil Ruush ah.

Dhankakle afhayeenkii Madaxweynihii hore Kevin lewis ayaa sheegay in aysan jirin Obama iyo cid ka tirsanayd Aqalka Cad oo amartay in muwaadin Maraykan ah in si sir ah loo dhageysto telefoonkiisa.

Mr Lewis oo ah fhayeenka Madaxweynihii hore ee Mareykanka , Mr Obama ayaa intaasi raaciyey in ay aysan wax kajirin edeymahaasi.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...