Maamul Gobaleedka Puntland ayaa waxaa uu deeganadiisa ka joojiyey in uu ka hawl galo telefishanka Universal Tv waxaana sidaasi lagu sheegay warqad uu goor dhaweyd soo saaray wasiir ku xigeenka warfaafinta Maamulkaas.
Maamulka Puntland ayaa waxaa uu telefishanka Unversal ku eedeyey in uu baahiyey warar been abuur ah uu lidi ku ah nabada dalkaas iyo wada noolasha shacabka ku nool ayaa lagu yidhi war saxaafadeedka