Somaliland: Muj. Cali Guray Oo Ka Hadlay Caleemo-saarka Madaxweynaha Cusub Ee Soomaaliya.

Date:

Muj. Cali Maxamed Yuusuf (Cali Guray ayaa ka hadlay caleemo-saarka Madaxweynaha cusub ee dalka Soomaaliya oo maanta ka dhacaysa magaalada Muqdisho.

Muj. Cali Guray ayaa qoraal uu soo dhigay barta uu ku leeyahay facebooga waxa ay u dhignayd sida tan:

WALAALKAA WANAAGIISU WAA WANAAGAAGA

Somalia maanta waa xilwareejintii Madaxwaynihii hore iyo Madaxwaynihii la doortay Xasan Skeekh iyo Farmaajo. Siday u dhacaysaa curad maaha eh waa ugub oo waa u kow tan oo kale Somalia. Waxan dhegaystay qudbadii Safiirka midowga Yurub oo runtii ahayd mid qiimo leh oo aan u qushuucay.

Wuxu hambalyeeyay sedexdii Madaxwayne ee isaga dambeeyay Somalia; Madaxwaynaha cusub Maxamed Cabdillahi Farmaajo, Madaxwaynaha uu bedelay Xasan Sh. Maxamuud iyo kii isagu uu bedelay Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo sedexduba ay goobta fadhiyeen.

In kasta oo Somalia aanay gaadhin doorashooyin toos ah hadana wallee Somaliland iyo dimuqraadiyadeeda sii siqiiraysa waxan sheegay iin faro baas lagu hayo.

Qaar ma kas ah oo Somaliland ah ayaa ka xun kolay anigana i haaraami oo odhan bal maxaa isaga uga shan iyo tobana waa Somaliland eh. Kuaa waxan leeyahay waxa iga galay WALAALKAA WANAAGIISU WAA WANAAGAAGA

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...