Yemen: Weerrar Maraykanku Ka Fuliyey Waddanka Yemen Oo Lagu Dilay 18 Qof

Date:

Wararka ka imaanaya dalka Yemen, ayaa sheegaya in ugu yaraan 18 qof oo ka tirsan Al-Qaacidda Jaziirrada Carabta lagu dilay weerar loo maleynayo in ay qaadeen ciidamo kamaandows ah oo Mareykan ah.

Weerarka aya waxaa lagu soo warramayaa in ay ku dhinteen dad rayid ah.

Ilo-wareedyo laga helay Gobolka Al-Baida ayaa sheegaya in duqeyn dhanka cirka ah lagu bartilmaameedsaday guri ku yaala gobolkaasi.

Duqeynta kaddib, ciidamo saarnaa diyaarad nooca qumaatiga u kaca ah ayaa dhulka lagu soo daadiyay kaddibna waxa ay halkaa fuliyeen hawlgal. Masaajid iyo guryo kale ayaa lagu soo waramayaa in sidoo kale la weeraray.

Cabdul-raauuf Al-Dhahab oo ah hoggaamiye ka tirsan Al-Qaacida ayaa ka mid ah dadka ku dhintay weerarkaasi.

Haddii la xaqiijiyo in weerarkan ay geysteen ciidamo Mareykan ah, waxa uu weerarkan noqonayaa kii ugu horreeyay intii uu Trump xilka la wareegay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...