War deg deg ah: Qodobada La Isla Meel Dhigay Wada hadalladii u socday somaliland iyo khaatumo

Date:

War deg deg ah: Qodobada La Isla Meel Dhigay Wada hadalladii u socday somaliland iyo khaatumo

Xukuumada Somaliland iyo maamulka Khaatumo ayaa waxaa ay heshiis ku kala saxeexdeen magaalada Addis Ababa ee dalka Ethopia waxaana u heshiiskani yahay mid hor dhac u ah is fahan labada dhinac ay wada gadheen waxaana ka mid ah heshiiskaas .

1. In wada hadal iyo wada xajood lagu dhameeyo khilaaf kasa oo jira

2. In waxii fadqalalo iyo dacaayad gudaheena ah la joojiyo meelna looga soo wada jeesto

3. In meel looga soo wada jeesto waxii gacan saddexaad ah ee faro galin ku sameyn kara inta ay wada hadaladani socdaan

4. in laga wada xajoodo waxii ku saabsan dhiig iyo dhaqanba

5. In laga wada shaqeeyo xoojinta nabad galyada

6. in ciidamada Somaliland ee ku sugan gobalka Sool iyo deeganada Sanaag Bari iyo Buuhoodle dib loo qorsheeyo joogitaankooda iyada oo la tixgalinaayo mar walba baahiyada iyo xaalada nabad galyo sida ay tahay

7. In aan la qorin ciidamo beeleedyo cusub inta wada hadaladu socdaan

8. In maamul daadajin buuxda la sameeyo oo taabanaysa dhinacyada siyaasada , dhaqaalaha , Maamulka , arimaha bulshada Iyo nabadgalyada

9. In wada jir looga hawl galo sidii mashariic waa weyn oo horumarineed loog hir galin lahaa gobaladaas

10. In la iska kaashado sidii gar gaar loogu raadin lahaa , loona gaadhsiin lahaa dadka ku tabaaleysan abaaraha

11. in Haya’daha samafalka ee caalamiga ah iyo kuwa qarmada midoobey ka hawl galaan kana qaadan xaiyada gobaladaas

Wargane News
Wargane News
Delivers latest somali breaking news and information on the latest top stories, weather, business, entertainment, politics, and more.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.

Share post:

Subscribe

Popular

More like this
Related

Ethiopia: We are in full readiness to prevent any violence that may burn in our country, says Field Marshal Birhanu Jula

Filed Marshal Birhanu Jula underscored the fact that Ethiopian...

Ethiopian Premier Abbiy Ahmed maintains MoU with Somaliland will ultimately treatise

The Prime Minister of Ethiopia Abiy Ahmed Ali is...

President highlights Egyptian greed and hostility towards Somaliland

Somalia’s wish to capture Somaliland by force using Egyptian...

Abdirashid Dahabshiil hired me as I went about my duties of service to the community

Work and education were the two that I worked...